side looga aqrinkara xalada corona NRK?

Working-at-Home-Vector-Isometric-Collection-08
nrk

1- waxa tagta

nrk.no/korona/status/

sasa

2- meeshan waxa ka arki karta tirada NRK oo soo dhigaya oo su sabsan Corona-Fayrus oo ey kaso qaden hay’ada cafimadka, FHI

basket wuxu ku tusaya inta positv eh oo cudurka kudhacay, malin malin iyo marka la isku wada daro

Bekreftet smittede i Norge( inta lacadeyey oo fayruska ku dhacaya):

basket wuxu ku tusaya inta positv eh oo cudurka kudhacay, malin malin iyo marka la isku wada daro
grafen wuxu natusaya inta Hospitalka la sexiyey Corona Fayris dartiis.

Innlagte /laseexiyey malinba malin:

grafen wuxu natusaya inta Hospitalka la sexiyey Corona Fayris dartiis.
Basketka wuxu na tusaya tirada la diwangeliyey oo dhimashada Corona Norway

Antall døde i Norge/ Inta dhimatay Norway:

Basketka wuxu na tusaya tirada la diwangeliyey oo dhimashada Corona Norway
Screenshot 2020-09-03 at 4.18.05 AM

3. Hosta hoose waxa arki karta xalada /awoda Hospitalka meesha aa tagantahay.

  • Cagaar: diyaar aye yihin

  • Jaalo: cawinad ekstra oo wa la diyaar

  • Kudud: xalada waa halis